Dhageyso : Kaalintii uu u Adeegida Bulshada uga jiray Parfasor Shirwac oo xalay Magaalada Muqdisho ku geeriyooday

0
82

Alle ha u naxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Cabdullahi Maxamed Shirwac oo ahaa Gudoomiyihii hore ee ururadda bulsho rayidka Soomaaliyeed.
Allah ha u naxariistee Shirwac ayaa dowr muuqda ku lahaa nabadeynta iyo samafalka Soomaaliya.
Gudoomiyaha Dallada Urururada Bulshada Rayidka ah Muxyadiin Cusmaan shaatax ayaa ka hadlay taariikhda Alle ha u naxariistee Parfasor Shirwac waxaana uu sheegay sheegay in kaalin wanaagsan uu ka soo qaatay u qidmeynda Bulshada.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka Muxyadiin Shaatax

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here