Madaxweynaha Kenya iyo Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo ka hadlay xaalada Gobolka Tigray

WARARKA

Ra’iisal Waaaraha Dalka Itoobiya Abiy oo dhawaan gaaray magaalada Nairobi ayaa halkaas kula kulmay madaxweynaha Xilka ka sii dagaya ee Kenya Uhuru Kenyata oo ah dhex dhexaadiyaha muhiimka ah ee Itoobiya.
Madaxweynaha Kenya mudane uhuru ayaa shakhsi ahaan maalgeliyay dhexdhexaadinta, isagoo aad u danaynaya inuu arko heshiis nabadeed oo dhammaystiran oo laga gaaro dagaalka Tigray ka hor inta uusan xafiiska ka tagin Ogosto.
Madaxweynaha Kenya Uhuri Kenyata ayaa wararku waxaa ay sheegayaan in hawshan u Wakiilatay Dawlada Mareykanka oo saxiib dhow la ah Dawlada kenya.

Leave a Reply

Your email address will not be published.