Daawo: Ergayga Gaarka ah ee Madaxweyne Xasan sheekh u qaabilsan Abaaraha oo baaq ka soo saaray Xaalad halis ah oo Soomaaliya ka Jirta .

MAQAALO WARARKA

Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Cabdiraxmaan cabdi shakuur warsame ayaa shir Jaraa’id oo uu qabtay ka xaaladda haslista ah ee abaaraha iyo arrimaha bani-aadannimada dalku marayo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.