Khasaare ka dhashay Qarax ka dhacay Degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose

WARARKA

Ugu yaraan labo qof ayaa ku dhimatay qarax miino oo maanta ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose Sida ay sheegeen dad goob joogayaal ah.

Qaraxa ayaa waxa Sidoo kale ku dhaawacmay dad aan tiradooda la sheegin oo uu ku jiro gudoomiye kuxigeenkii hore ee amniga ee degmada Afgooye oo loo malaynayo inuu isagu ahaa bartilmaameedka qaraxa.

Illaa hadda ma jirto cid sheegatay masuuliyadda qaraxa Afgooye maanta ka dhacay.

Leave a Reply

Your email address will not be published.