Wafdi Hordhac u ah Socdaal uu Madaxwynaha Soomaaliya uu Tagayo Koofur galbeed oo maanta gaaray Magaalada Baydhabo

0
68

Magaalada Baydhabo eeXarunta  Gobolka Baay ayaa waxaa maanta gaaray Wafdi uu hoggaaminayo  Agaasimaha Guud Madaxtooyada Qaranka Xuseen Shekh Maxamuud .

Wafdiga Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Soomaaliya  waxaa qeyb ka ah Xildhibaano katirsan golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya  iyo Saraakiil

Agaasimaha Guud Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdifatax Mahad Cabdiraxmaan ayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo kuso dhoweyey Wafdi gaan uu Hogaaminayey Agaasimaha Guud Madaxtooyada Qaranka Mudane Xuseen Shekh Maxamuud

Wafdiga maanta soo gaaray Magaalada Baydhabo ayaa Hordhac u  ah Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shekh Maxamuud oo lagu wado in Maalinta Beri ah uu so gaaro Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here