Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo la kulmay Safiirka Turkiga u Fadhiya Soomaaliya

0
77

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya  u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Safiirka dowladda Turkey ee Soomaliya Amb. Mehmet Yilmaz

Ergeyga iyo Safiirka, ayaa ka wada hadlay, sida Dowladda Turkey-ga ay gacan uga geysan karaan, Gurmadka Abaaraaha daran ee ka jira dalka.

Ugu dambeyn, Danjire Mehmet Yilmaz ayaa Ergeyga u ballan qaaday wada shaqeyn buuxda, si loo samatabixiyo malaayiinta qof ee abaaruhu saameeyeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here