Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa si wadajir ah Xarigga uga jaray xarunta cusub ee lagu soo kordhiyay Madaxtooyada.
Arintaan ayaa imaaneysa Xilli maanta Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa maanta ay gaareen Magaalada Baydhbo islamarkaana labada Madaxweyne si wadaji ah xariga uga jaray xaruunta Madaxtooyada Koofur galbeed ee magaalada Baydhabo



