Dib u dhac ku yimid kulan Xildhibaanada Golaha Shacabka lahaayeen

0
68

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa sheegay kulanka Baarlamaanka ee loo ballansanaa in loogu doodo Agandaha Xeer-hoosaadka Golaha oo dib loo dhigay ka dib markii Xildhibaanda ay soo wada xaadiri waayeen.
kulanka oo ay soo xaadireen 70 Xildhibaan ayuu Guddoomiyuhu sheegay in xildhibaanada maqan si deg deg ah ay u soo xaadiraan Baarlamaanka, isla markaana dib la iskugu soo laabto 12 June ee bishan.
Guddoomiyaha ayaa sidoo kale ka dhawaajiyay in Gudi hoosaad loo sameeyo inta aan la keenin Xeer-hoosaadka Baarlamaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here