Dhageyso: Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Amar dul dhigay Xukuumada Ra’iisal Wasaare Rooble

0
115

Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed Nuur madoobe ayaa amar ku aadan miisaaniyadda cusub U jeediyay dhigay xukuumadda Ra’iisul Wasaare Rooble.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka  ayaa xukuumadda ka dalbaday in miisaaniyadda ay ansixiyeen golaha wasiirrada loo soo gudbiyo guddoonka ka hor 12-ka bishaan, si loogu soo daro ajendaha golaha ee fadhigooda ugu horeeya.

12 Bishan Juun Ajendeyaasha ugu horeeya ee golaha la hor geynayo ayaa lagu wadaa inay ka mid noqoto miisaaniyadda dowladda ee sanadkaan 2022-ka, kaas oo la doonayo in goluhu uu ansixiyo waxaana Xildhibaanada uu ugu baaqay in soo xaadiraan waqtigaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here