Maalmahaan waxaa baraha bulshada ee ay Soomaalidu ku wada xiriirto si weyn looga hadal hayaa guri la sheegay in si mutadawacnimo ah loogu dhisi doono meel kamid ah dalka Soomaaliya.
Guriga oo ururinta dhaqaalaha ku baxaya dhismihiisa uu hadda socdo, ayaa sababta loo dhisayo lagu sheegay mid loogu mahadcelinayo madaxweyne Farmaajo.
Cabdirashiid Maxamed Xaashi oo ka mid ah gudiga aruurinaya lacagta lagu dhisayo guriga ayaa ka hadlay Sababta Guriga loogu dhisayo Madaxweyne Farmaajo
Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka Afhayeenka :