Madaxweyne Deni oo sheegay in Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya uu balan qaad u sameeyay dawlad Goboleedyada

WARARKA

Madaxweynaha Puntland Sacid Cabdullahi Deni ayaa sheegay in Madaxweyne Xassan Sheekh uu balan-qaad u sameeyay Maamul goboleedyada.

Deni oo la hadlay wargeyska the Economist ayaa sheegay in madaxweynaha uu u balanqaaday in uu xukunka la wadaagi doono islamrkaana uu soo dhameystiri doono dastuur cusub oo federaal ah.

Madaxweyne Deni ayaa si faahfaahsan u sharaxin waxa uu kawado xukun la wadaagista uu madaxweynaha u balanqaaday , laakin waxaa la aminsanayahay in ay tahay ka tashiga aayaha masiiriga ah ee dalka Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published.