Madaxweynaha jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Dhawaan lagu wadaa in uu soo magacaabo Ra’iisal Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa loogu baaqay in uu soo magacaabo Xilka Ra’iisal wasaaraha Ruux Aqoon yahan Caadi ah samata bixin kara dalka
Siyaasi Ahna Aqoon Yahan cali Xisbi ooh ore Xilal kala duwan uga soo qabtay Dawlada Goboleedka Galmudug ayaa ka hadlay Aragtidiisa ku aadan Nuuca Ra’iisal wasaare ee Xilligaan dalka uu u baahan yahay in loo soo Magacaabo.
Halkaan Hoose ka Dhageyso waraysiga Aqoonyahan Cali Xisbi: