Dhageyso ‘Waraysi : Waxgaradka Koofur Galbeed oo sheegay in xal laga gaaray Xiisad ka dhalatay Muddo Xileedka Madaxweynaha Koofur Galbeed

0
92

Suldaan Shariif Cali Xasan Ibraahim oo ka mid ah Waxgaradka ka soo jeeda Koofur galbeed kuna Sugan magaalada Muqdisho ayaa bogaadiyay socdaalkii dhawaan Madaxweyne Xasan Sheekh uu ku tagay magaalada Baydhabo

Suldaan shariif ayaa sheegay  in socdaalkaas uu meesha ka saaray Tuhunkii ahaa in Magaalada Muqdisho laga Abaabulayo kacdoon siyaasadeed oo ka dhan ah Madaxweynaha koofur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen

Sidoo kale ‘ Suldaan shariif ayaa hadalkiisa intaa ku daray in uu la kulmay Madaxweynihii hore ee Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ay kala hadlaeen sida uu sheegay Muddo Xileedka Madaxweynaha Koofur Galbeed Lafta gareen in aan fara gelin lagu sameyn ilaa Muddada Xilkiisa uu ka dhammaanayo.

Halkaan Hoose ka Dhageyso waraysiga Suldaan Shariif:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here