Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo kormeeray dhismaha Xarunta Golaha Shacabka

0
84

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kormeer indha indheyn ah ku tagay xarunta weyn ee Baarlamaanka JFS, taas oo Guddoomiyuhu sheegay in dib u dhis lagu sameyn doono.

Guddoomiyaha ayaa guud ahaan kormeeray qeybaha uu ka kooban yahay dhismaha weyn ee xarunta Golaha Shacabka waxaana uu horay u ballan qaaday in dib u dhis balaadhan uu ku sameyn doono mustaqbalka dhow , asagoo Sidoo kalena sheegey in dhismaha lagu soo kordhin doono qayb Machad aqoon kororsi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here