Taliska Qatbta 60-aad ee Xoogga Dalka oo soo bandhigay Xubin ka Tirsanaa Alshabaab

0
41

Taliska Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Maanta Magaalada Baydhabo kusoo Bandhigey Cabdiraxmaan Baraka Xasan oo Magaca afgarashadiisu ay tahay(Lagooye) kaasi oo ka mid ahaa dhallinyarada ka Tirsan Alshabaab isla Balse isaga soo baxsaday .
Cabdiraxmaan ayaa Alshabaab u qaabilsanaa Jabhada,Wuxuuna ku jirey Mudo 3-sano ah, isagoona ka qeybqaatay, Dagaalo Dhowr ah oo ka dhacay deeganada gobolka Baay , waxaa uu hada helay soo dhaweyn ay u sameeyeen saraakiisha ciidanka xoogga qaybta 6aad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here