Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta dib ugu soo laabatay dalka, ka dib safar oo uu dibada uu ku aaday .
Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade kusoo dhaweeyay xubno labada gole ee dawlada Federaalka Soomaaliya , qaar ka mid ah Wasiirada iyo Xildhibaanada Hirshabeelle, Saraakiil iyo Masuuliyiin kale.
Madaxweynaha Hirshbeelle ayaa Magaalada Muqdisho uga qeybgalaya caleema saarka Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.