Xiisad ka Taagan degmada Waajid ee gobolka bakool

0
70

Xiisad ka dhalatay isku-dhac dhexmaray dad soo barakacay oo ku nool xeryo ku yaalla magaalada Waajid ee gobolka Bakool ayaa sababtay in maalmo ay xirnaadaan ganacsiyada degmadaas.

Isku dhaca oo ka dhashay haweeney loo dilay khilaaf ku aaddan muran dhul ayaa waxaa ku dhaawacmay dhowr ruux oo kamid ah dadka ay soo barakiciyeen abaaraha.

Gudoomiyaha degmada Waajid, Maxamed Macallin Yuusuf, ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen ninka dilka geystay, haatanna ay xaaladdu degan tahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here