Ciidanka dawlada Federaalka oo halwgal ku dilay Xubin ka tirtsanaa Alshabaab

0
40

Ciidamada dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal ka sameeyay Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha hoose waxay ku dileen sida ay shegeen saraakiisha Ciidanka dawlada Soomaaliya , Xasan Suleymaan Cali  oo ka tirsanaa Al-shabaab.

Saraakiil ka tirsan Ururka 4-aad, guutada 16-aad ee Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed DANAB ayaa sheegay inuu howlgalkaasi ahaa mid qorsheysan haatanna ay ku raadjoogaan xubno kale.

Xasan suleymaan ayaa ahaa horjoogihii Al-Shabaab uqaabbilsanaa Sahanka iyo sirdoonka degmada Wanlaweyn iyo degaannada hoostaga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here