Taliyihii Booliska Degmada Qardho oo la dilay

WARARKA

Taliyihii saldhiga degmadda Qardho Cumar Hiirad Kaatun ayaa saaka kooxo hubeysan oo ay ku dileen magaaladda Qardho.
Guddoomiyaha Gobolka Karkaar Cabdi Siciid Cismaan ayaau xaqiijiyay dilka marxuunka yadoo uusan wax faahfaahin ah ka bixin ka bixin sida wax u dhaceen.
Wararku waxay sheegayaan in Laamaha Amniga Gobolka Karkaar ay ku daba jiraan kooxihii dilkaas geystay islmarkaana aan weli gacanta lagu dhigin.

Leave a Reply

Your email address will not be published.