Diyaar garowga Xuska maalmaha xoriyada oo laga dareemayo Magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka .

0
97

Dabaal dega maalmaha Xorriyadda ayaa  looga diyaar garoobayaa guud ahaan gobolada dalka, iyada oo goobaha lagu dalxiis tago lagu xardhay Calanka Jamhuuriyada .

Caawa waxaa ay ku beegan tahay markii ay gobolada Waqooyi xornimada ka qaateen gumeystihii Ingiriiska,taasi oo aheyd 26-kii juun 1960-kii,waxaana dalka guud ahaan laga dareemayaa u diyaar-garow xooggan oo ku aadan munasabadaha xuska maalmaha xorriyadda.

Toddobaadka dambe ayaa gobolada Koonfureed waxaa looga diyaar garoobayaa in ay u dabaal dagaan xuska maalinta weyn ee 1-da Luulyo ee israacii labada gobol ee waqooyi iyo koonfurta ay ku midoobeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here