Maxay ka Wada hadleen Madaxweyne Deni iyo Saraakiisha Booliska ee Puntland ?

0
81

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay Taliska Ciidanka Booliska Dowladda Puntland .

Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Amniga Cabdisamad Gallan, Taliyaha Ciidanka Booliska Mudane Gen. Maxamed Cali Xaashi, Taliye-xigeennada iyo qeybaha kala duwan ee Saraakiisha Ciidanka Booliska.

Madaxweynaha puntlND ayaa warbixin Amni iyo shaqada Booliska ee socota ka dhegaystay Taliska Ciidanka Booliska, wuxuu Madaxweynuhu boggaadiyay sida Ciidankeenna geesiyaasha ah ay har iyo habeenba ugu heelan yihiin sugida Amniga, isagoo faray in ay sii dardar geliyaan gudashada waajibaadkooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here