Wafdi ka socda Dawlada Federaalka oo shir uga qayb galay dalka Faransiiska

0
95

Wasiirka Wasaarada Waxbarashadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Magaalada Paris eeCaasimada Dalka Faransiiska uga qayb galay shirka Caalamiga ee isbedel horumarinta waxbarshada caalamka.

Shirkan oo ka dhacay Xarunta UNESCO ayaa intii uu socday waxay Wafdiga Soomaliya kulamo gooni gooni ah la qaateeen wufuudii kala duwanad ee kasoo qayb gashay,Wasiirka iyo wafdigiisa ayaa u bandhigay wufuudaha kala duwan Barnaamujyada Hortebinta u leh wasaaradda waxbarashada ee lagu horumarinayo Waxbarshadda Soomaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here