Dhageyso: Gudoomiyaha Xisbiga Samo oo Hambalyo ku aadan Munaasabadada Ciida Carafo u diray shacabka Soomaaaliyeed

WARARKA

Ugaas Aweys Xuseen Huneero oo ah Gudoomiyaha Xisbiga Samo ayaa Hambalyo ku aaadan munaasasabada Ciidul Adxaa u diray shacabka Soomaaliyeed

Ugaas Aweys Xuseen Huneero ayaa ugu baaqay Hay’adahaa Amniga ee dawlada Federaalka Soomaaliya in ay sugaan Amniga Dadka Ciida u dabaal dagaya maadaamaa xaafadaha qaar ee Magaalada Muqdisho ay Amni Xumo ka jirto

Sidoo kale’ Gudoomiyahaa Xisbiga Samo ayaa codsaday in laa caawiyo Dadka Tabaaleysan ee aan waxbaa helin karin in laga farxiyo

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Xisbiga Samo:

Leave a Reply

Your email address will not be published.