Madaxdii hore ee Puntland oo Eedeeyay Gudoomiye Ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka

0
133

Madaxweynayaashii hore ee maamulka Puntland ayaa guddoomiye ku xigeenka koowaad eeGolaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya, Sacdiyo Yaasiin Samatar, ku eedeeyay inay mas’uul ka tahay dhacdadii shaqaaqadii ka dhacday magaalada Boosaso.

Waxay sheegeen guddoomiye ku xigeenku inay qaadayso masuuliyadda khasaarihii ka dhashay iska hor imaadkii ka dhacay garoonka diyaaradaha ee magaalada Bosaso, halkaas oo ay ku geeriyoodeen 16 qof oo askar u badan.

Faroole, Cabdiweli Gaas, wasiirkii hore ee arrimaha dibadda, Axmed Ciise Cawad  iyo siyaasiyiin kale oo xilal kasoo qabtay Puntland, ayaa sheegay, in guddoomiye ku xigeenku ay baalmartay nidaamka dowliga ahaa markii ay u safraysay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here