Muuqaal: Ra’iisal Wasaare Xamza Cabdi Barre oo la kulmay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha

0
158

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kulan is xogwareysi ah la yeeshay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha iyo hay’addaha dowladda ayaa ku adkeeyey Agaasimeyaasha Wasaaradaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya in shaqooyinka ka socda wasaaradaha aysan hakad galin xiligaan kala guurka ah, si uusan dib u dhac ugu imaan adeegyada wasaaraduhu u hayaan bulshada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here