Afhayeenka Cusub ee Xafiiska Ra’iisal wasaaraha oo Xilka la Wareegay

WARARKA

Afhayeenka Ra’iisul Wasaaraha, ahna Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha, Farhan Jimale ayaa maanta xilka kala wareegay Agaasimihii hore ee Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha Mudane Liban Abdi Ali, iyadoo madasha xil wareejinta uu goobjoog ka ahaa Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska RW Mudane Maxamed Abuukar Subeer iyo Howl Wadeennada Xafiiska Warbaahinta.

Leave a Reply

Your email address will not be published.