Ra’iisal Wasaare Xamza Cabdi Barre oo qaabilay Danjiraha Maraykanka Ugu qaabilsan Soomaaliya

0
101

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Larry Andre oo ay ka wada hadleen xoojin xiriirka iyo wada shaqeynta u dhaxeysa labada dal ee Soomaaliya iyo Mareykanka.

Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa uga mahadceliyay dowladda Mareykanka taageerada ay siiso Soomaaliya, isaga oo sheegay in xukuumaddiisa cusub ay sii wadi doonto wadashaqeynta — isla markaana ay xoogga saari doonto sugidda amniga dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here