Somaliland oo Xiriir Toos ah la sameysay Israa’iil

0
88

Wargayska Times Of Israel ayaa qoray in telefishinka Channel 12 uu tebiyay in Madaxweynaha J Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, uu Mareyknaka u sheegay in uu sameeyay isku dayo uu xiriir kula samaynayo Israa’iil balse uusan wax jawaab ah helin.

Waxa uu wargaysku intaas ku daray in Saraafadda Israa’iil ee dalka Faransiiska ay qabatay shir ay ku martigelisay wariyeyaal ka kala socda Faransiiska iyo iyo waddamo Afrikaan ah, diblomaasiyiin, ganacsato iyo fannaaniin si looga wada hadlo mustaqbalka xiriir iyo ganacsi dhex mara Israa’iil iyo waddamada Afrika.

Wasiirka gaashaandhigga ee Somaliland, Somaliland ayuu sheegay in uu matalayay

Wargayska ayaa sheegay in Somaliland ay qayb ka ahayd shirkaas, uuna matalayay wasiirka Gaashaandhigga, Cabdiqani Maxamuud Caateeye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here