Xiisadihii ka taagnaa degmada Balad Xaawo oo aan wax xal ah laga gaarin

0
132

Qaar kamid ah waxgaradka magaalada Beled Xaawo ayaa sheegay in aan weli xal laga gaarin rabshad ka dhacday degmadaas horraantii bishan, taasoo ka dhalatay jirdil la sheegay in laamaha ammaanka ay u geysteen dhalinyaro ay qabteen.

Ismaaciil Maxamuud Cali oo ku magac dheer Yarow, kana mid ah odayaasha ayaa sheegay in dadkii ku dhaawacmay rabshadaha ay weli yaallaan isbitaallada, isla markaana aanay wax garawshiiyo ah ka helin maamulka magaalada iyo kan gobolka .

Xiisadaha ka taagna degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa ka dhashay dagaal dhexmaray ciidamada dawladii Madaxweyne Farmaajo iyo Maamulka Jubland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here