Dhageyso :Siyaasi Baaq u diray Ra’iisal wasaare Xamsa Cabdi Barre

0
159

Aqoon yahan Cali Xisbi oo ka soo jeeda Galmudug ayaa kahadlay Xaalada Soomaaliya waxaa uuna fariin u diray Ra’iisal wasaare Xamsa Cabdi Barre

Mudane Cali  Xisbi ayaa Ugu Horreyn ka hadlay sababta ilaa hadda loo soo magacaabi la’ yahay Golaha wasaarada Cusub ee Soomaaliya waxaa uu sheegay in Xildhibaano iyo sanitaro ka tirsan Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ay  rabaan in ay ka mid noqdaan Golaha wasiirada Cusub iyaga oo aan dooneeyn in ay fuyrsan siiyaan siyaasiyiinta kale .

Sidoo Kale’ Aqoon yahan Cali Xisbi ayaa sheegay in taasi aykeeni karto dhgibaatadii ragaadisay dalka muddo 30 sanadood gudahood ah waxaa uuna ku taliyay in Fursan la siiyo Siyaasiyiinta iyo Aqoonyahanada kale ee Soomaaliyeed isaga oo Ugu dambeeyntii Baaq u jeediyay Ra’iisal wasaare Xamsa Cabdi Barre.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Waraysiga Aqoon yahan Cali Xisbi:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here