Diyaarad sidday qaadka Kenya oo Muqdisho ka soo degtay
Diyaaraddii ugu horreysay ee sida qaadka Miirowga ayaa ka soo dagtay
Garoonka Diyaaradaha ee Aden Cabdulle tan markii xayiraadda ay ku soo rogtay
Dawladda Soomaaliya bilowgii sannadkii 2020 kii.
Arintan ayaa dabo socotay heshiiskii dhawaan ay magaalada Nairobi ku kala
saxiixdeen labada Madaxweyne ee Kenya iyo Soomaaliya.
Dadka ka Ganacsada Qaadka Miirowgaka ganacsada iyo kuwa isticmaala ayaa si
weyn u soo dhaweeyay tallaabadaan