Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Shabaab iyo Ciidanka Liyuu booliska

0
99

Ciidamada dawlada deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya ee ku sugan gobolka Shabeelle ayaa heegan buuxa la geliyey maadaama oo sida wararku tibaaxayaan ay Alshabaab dhaqdhaqaaqyo milatari ka wada xadka labada dal ee aaggaas.

Mas’uuliyiinta Dowlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay dileen in ka badan 100 xubnood oo ka tirsan ururka Al-Shabaab, kadib howlgalo saddex maalmood ka socday gudaha gobolkaasi.

Arrintan ayaa timid ka dib markii Al-shabaab ay Arbacadii sheegatay in ugu yaraan 87 ka tirsan ciidamada gaarka ah ee gobolka ee loo yaqaan Liyu Boolis ka dib weerar naadir ah oo ka dhacay xadka dheer ee Itoobiya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here