Dhageyso: Siyaasi Xuseen Gaagaale oo ka hadlay Dhismaha Xukuumadda Cusub ee Soomaaliya

0
45

Xildhibaan Hore  Xuxeen Muxumed Maxamed (Gaagaale) oo ka mid ah Siyaasiyiinta 20kii sano ee la soo dhaafay Gole Joog u ahaa Xaalada Siyuaasaeed ee Dalka ayaa ka hadlay MuddoKordhintii Xildhibaanada Golaha shacabkla ay u sameeyeen Ra’iisal Wasaare Xamza Cabdi Barrre

Mudane Xuseen Gaagaale ayaa soo dhaweeyay Talaabadadaasi waxaana uu sheegay in Madaxda Dawlada gaar’ahaan Ra’iisal wasaare Xamza iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay ogyihiin Xubnaha ka mid noqonaya Golaha wasiirada Cusub ee Soomaaliya .

Siyaasi Xuseen Muxumed Gaagaale ayaa sheegay in ay wanaagsan tahay in Bulshada laga talo geliyo qaab dhismeedka Xukuumadda Cusub ee Soomaaliya

Ugu dambeeyntiina Mudane Xuseen Gaagaale ayaa ka hadlay Xiisada Colaadeed ee ka soo cusboonatay Xadka Goboilka Hiiraan iu la wadaago Itoobiya isaga sidoo kale Baaq U jeediyay Madaxda dawlada Degaanka Saoomaalida Itoobiya.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Waraysi Siyaasi Xuseen Gagaale:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here