Dhageyso: Suldaan Maxamed Warsame Gardheere oo soo dhaweeyay kulamada Ra’iisal Wasaare Xamza Cabdi Barre uu la qaadanayo qaybaha Bulshada

0
89

Waxgaradka iyo Odyaasha Dhaqanka Gobolaeada Jubbooyinka ayaa soo dhaweeyay muddo kordhintii xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ay u sameeyeen Ra’iisal Wasaare Xamza Cabdi Barre

Suldaan Maxamed Warsame (Gardheere )oo ka ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Gobolada Jubbyyinka ayaa sheegay in Tilaabadii Xildhibaanada Golaha shacabka ay waqtiga ugu kordhiyeen Muddo uu ku soo magacbaayo Goalaha Wasiirada Cusub ee Soomaaliya ay tahay Arin wanaagsan loona baahayn yahay in Ra’iisal wasaaraha uu kordhiyo la tashiyada uu la sameeynaayo qaybaha kala duwan ee bulshada si uu u soo dhiso xukuumadd cidka kasta ay iska dhex arki karto gaar’ahaan lagu soo xulay nidaamka Awood qaybsiga  Beelaha Soomaaliyeed ee 4.5

Ugu dambeeyntii’  Suldaan Maxamed Warsame (Gardheere  ) ayaa ugu baaqay Ra’iisal wasaaraha Xukuumadd Soomaaliya Xamza Cabdi Barrre in uu cadaalada uu ka shaqeeyo islamarkaana xukuumadda Cusub dhismaheed ay talo ku yeeshaan Dhammaan Beelaha Soomaaliyeed.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka Suldaan Gardheere:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here