Muxuu kala soo noqday Madaxweryne xasan Sheekh safarkii uu ku tagay dalka Masar?

0
148

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku joogay Dalka Masar ayaa dib ugu soo laabtay caasimadda dalka ee Muqdisho.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa intii uu ku sugnaa dalka Masar waxaa kulan miro dhal ah kula qaatay Madaxweynaha dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi isaga oo la soo qaaday xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya labada dal, iskaashiga diblumaasiyadeed, dhaqaale iyo wax wada-qabsi ee ay wadaagaan labada shacab ee walaalaha ah.

May be an image of 3 people, people standing and suit

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here