Boqaal Caruur oo nafaqo darro ay ku heyso degaano ka tirsan Koofurta Soomaaliya

WARARKA

Maamulka Jubbaland ayaa ka warbixinaya xaaladaha abaaraha ee ku dhuftay deegaanada maamulka ayaa sheegay in inka badan laba boqol oo carruur ah ay nafaqa daro u dhinteen sadexdii bilood ee lasoo dhaafay kuwa kalana ay haatan la ildaranyihiin.

Maamulka ayaa sidoo kale ka hadlay gurmadka dhaqaale ee kasoo gaaray dhinaca dowladda Soomaaliya.

Hase ‘ ahaatee Abaaraha ka jira Soomaalaiya ayaa saameyn Xooggan ku yeeshay kumanaan caruur oo Soomaali ah kuwaas oo ku nool xaalad Nafaqadaro

Leave a Reply

Your email address will not be published.