Ciyaartooyda Xulka Qaranka Soomaaliya iyo Tanzaniya oo galabta Ciyaar Adag ay dhexmarayso

0
84

Xulka Qaranka Tanzania iyo ayaa ciyaar xiiso badan laleh dhigiisa dalkeena Soomaaliya is reeb reebka koobka Chan 2023, waxaana kulankii hore 1-0 ku badiyay Xulka Qaranka Tanzania, balse kulankan ayaa ka dhacaya garoonka Benjamin Mkapa Stadium .

Tartanka- is reeb reebka koobka Chan 2023

Xulalka- Tanzania VS Somalia

Tariikhda-30/07/2022

Garoonka-Benjamin Mkapa Stadium

Saacadda-4:00 PM

Ciyaaryahannada Xulka Qaranka ee Anwar Shakunda iyo Abdiwali (Walic) oo ku sugan Tanzania ayaan ka wareysanay Kulanka Maanta ee xulka Qaranka Soomalia uu la ciyaarayo Xulka Tanzania.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here