Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay arrimaha amniga magaalada Muqdisho ayaa ku boorriyay shacabka Soomaaliyeed in ay ciidamada la shaqeeyaan sharcigana garab siiyaan, isagoo bogaadiyey nafhurnimada iyo halganka Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed oo u tagaan xaqiijinta amniga.
