Dhageyso: Aqoon yahan ka digay in la mucaarado Golaha Wasiirada Cusub ee Soomaaliya

0
154

Aqoon yanan Cali Xisbi oo kamid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda Galmudug ayaa soo dhaweeyay Goalaha wasiirada Cusub ee Soomaaliya ee uu soo magacaabay Ra’iisal wasaare Xamza Cabdi Barre.

Aqoon yahan Cali Xisbi ayaa ugu baaqay Xildhibaanada Golaha Shacabaka in ay ansixiyaan wasiirada cusub isaga oo sidoo kale ka digay in la mucaarado Golaha wasiirada Cusub ee Soomaaliya.

Golaha Wasiirada Cusub ee uu magacaabay Ra’iisal wasaare Xamza Cabdi Barre ayaa intooda badan ah siyaasiyiin in xilal kale ka ahayn dawlada Soomaaliya Mar kale reebo Wasaradaha ay xilligaan ku magacaaban yihiin.

Halkaan Hoose ka dhageyso waraysiga siyaasi Cali Xisbi:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here