Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta tagay taliska ciidanka booliska Soomaaliya.
Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa waxaa u kulan gaar ah la qaatay saraakiisha ciidanka booliska.
Kulanka ayaa inta badan looga hadlay adkeynta amniga magaalada Muqdisho.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dhawaan isbadedel lagu sameyn doono taliyaasha ciidanka booliska, Xoogga dalka iyo Asluubta.