Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre oo dhiirageliyay Hal Abuurka Sawirka Farshaxanka

0
68

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa dhiirigeliyey hal abuurka xirfadda ku dhisan ee Maslax Cabdi Daahir (MaslaxArts).

Ra’iisal wasaaraa ayaa ku boggaadiyey in uu sii wado soo bandhigidda sawirrada ka hadlaya  horumarka dalka, hiddaha iyo dhaqanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here