Madaafiic ku dhacday Xaafado ku yaala Magaalada Muqdisho

0
22

Wararka ka imanaya xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in tiro madaafiic oo hoobiye ah  ah ay ku soo dhaceen nawaaxiga madaxtooyadda Soomaaliya, iyadoo uu jiro khasaare kala duwan oo ka dhashay.

Wararka ayaa sheegaya in madaafiicda oo ilaa shan ahaa ay ku dhaceen qaarkood xaafado ay dad rayid ah dagan yiniin oo ku yaala dhinaca Filorensa, iyadoo madaafiicda ay cabsi ki beereen dadka shacabka ah.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya madaafiicda khasaaraha ka dhashay inkasta oo an la ogeyn khasaaraha ka dhashay balse Wixii warar ah la socda gobolada.com in shaa Allaah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here