Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar

0
20

Qarax lagu soo xirey gaari Nuuca Raaxada ah ayaa ka dhacay magaalada Jowhar gaar ahaan meeshii kal hore uuka dhacay uu ka dhacay qarax ismiidaamin ah ee naxaawyihga hotel Nuur Doob.

Wararka ayaa sheegaya in gaariga uu qarxay xilli ay ciidamada Booliska ay ku guda jireen baaritaanka gaariga oo looga shakiyay inuu saaran yahay waxyaalaha qarxa.

Illaa hadda si rasmi ah looma oga khasaaraha ka dhashay qaraxan, Hase yeeshee wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxan ay ku dhaawacmeen dhowr ruux.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here