Golaha Aqalka Sare oo ka dooday ansixinta Qorshe-howleedka Aqalka Sare

0
18

Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo uu wehliyo ku xigeenka 2-aad Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) ayaa maanta shir Guddoomiyay Kalfadhiga 1-aad kulankiisa 9-aad ee Golaha Aqalka Sare BFS

Ajandaha kulanka ayaa ahaa ka doodista iyo ansixinta Qorshe-howleedka Aqalka Sare

Dood iyo falanqayn kadib ayaa la isku raacay cod la geliyay in ilaa iyo saddex maalin dib loo dhigo si Sanatarrada fursad ay ku soo aqristaan loogu siiyo qorshe-howleedka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here