Ra’iisal Wasaare ku xigeenka oo xilka u kala Wareejiyay Wasiirka Wasaarada Caafimadka iyo Wasiirkii hore ee Wasaaradaasi

0
39

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey, Wasiirkii hore ee Caafimaadka, Marwo Foosiya Abiikar Nuur iyo Wasiirka cusub ee Wasaaradda Caafimaadka Mudane Cali Xaaji Aadan.

Raโ€™iisul Wasaare ku xigeenka ayaa uga mahad celiyey Wasiirkii hore, shaqooyinkii ay dalka iyo dadka Soomaaliyeed u soo qabatay. Isagoo Wasiirka cusub Alle uga baryey in uu u fududeeyo masuuliyadda culus.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here