WARARKA Gudoomiyaha Golaha shacabka oo Magacaabay La taliyaha Arimaha Maamul wanaaga iyo tayeenta Golaha shacabka By Abdukadir - August 16, 2022 0 121 Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa la taliyaha xafiiska guddoomiyaha golaha shacabka ee Arrimaha maamul wanaaga iyo tayeynta Baarlamaanka u magacaabay Xasan Abshir Maxamed.