Rabshado ka dhacay Qabuuro lagu aasayayDadkii ku dhintay dibad baxii Hargeysa ka dhacay

0
41

Waxaa Maanta Khabuuraha Halleeya ee magaalada Hargeysa lagu Aasay Saddex kamid ah dadkii ku dhintay bannaanbaxyadii rabashadaha watay ee looga soo horjeeday xukuumadda Somalailand, kuwaas oo todobaadkii hore Xisbiyada mucaaradka kas ameeyeen Magalada hargeysa e degaannada Somaliland.

Xisbiga WADDANI oo kamid a xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa Aaska u sameeyay Saddexda dhalinyarada ahaa ee banaanbaxa ugu dhintay rasaas ay ku fureen ciidamada Somaliland , kadib markii Xukuumadda Somaliland ay ogolaatay inay bixnineyso magta dadkaas.

Dad cadhaysan ayaa dhagax la boobay Wasiirka Xannaanada Xoolaha Somaliland Siciid Sulub Maxamed, oo ka qaybgalay aas loo sameeyay 3 qof oo ku dhintay bannaanbixii 11 August.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here