Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre oo ku baaqay in loo Gurmado Dadka ay Abaaraha Saameeyeen

0
15

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka  Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in Hooyooyinkeena iyo Carruurtooda ay siweyn u saameysay abaarta xilligaan kajirta meelo badan oo dalka Soomaaliya ah.

Wuxuu sheegay in dadka Soomaaliyeed xilligaan naftooda iyo maalkooda ay siweyn u saameeysay abaarta , isla markaana ku dhawaad hal milyan oo qof ay ku barakaceen abaar darteed.

” Walaalayaal abaarta kajirta dalkeena aad ayay u sameeysay dadkeena naftooda iyo maalkooda, xilli waxaan joognaa loo baahan yahay in la isku gurmado ayuu yiri” Ra’iisul Wasaaraha.

Ugu dambeyn Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed kuwa jooga gudaha & kuwa ku sugan dalka dibaddiisa inay caawiyaan dadka ay saameeysay abaarta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here