Gaashaanle sare ‘ Cumar cabdulle Jacfaan oo ka midah saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka oo ka hadlayay Weerkii Alshabaab ay ku qaadeen Hotel xayaat ayaa ka tacsiayadeeyay weerarkasi
Gaashaanle sare Cumar Jacfaan ayaa Ugu horreyn u Tacsiyadeeyay Ehelada Dadkii ku dhintay Weerarkaasi isaga oo sidoo kale ku Eedeeyay dawlada Federaalka Soomaaliya Hay’addaheeda Amniga in ay ku guuldarreeysteen Badbaadinta Dadkii ku go’doomay Weerar Alshabaab ay ku qaadeen Hotel xayaat
Cumar Jacfaan ayaa ugu baaqay Dawlada Federaalka Soomaaliya in Xilalka ay ka qaado saraakiisha Hay’adaha Amniga Dawlada oo uu sheegay in ay ku Fashilmeen Wax ka wqabashada Xaalada Amni ee Dalka .
Ugu dambeeyntiina’ Gaahssnle sare Cukar Jacfaan ayaa ugu baaqay Dawlada Ferderaalka Soomaaliya in Magdhow ay siiso Dadkii hanti beelay Hotel Xayaat iyo Ehelada Dadkii lagu bur buriyay Dhismaha Hotel intii uu socday Hawlgalkii lagula dagaalamayay Alshabaab ee ka socday Hoteelkaasi
Halkaan Hoose ka dhageyso waraysiga Gaashaanle sare Cumar Cabdule Jacfaan: