Ciidamada Militariga dawlada Federaalka gaar ahaan qeybta 27aad oo howlgallo kala duwan wali kawada degaanno hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa howlgal qorsheysan waxa Cagta ku mariye Saldhigii ugu weynaa Alshabaab ay ku lahayeen Degaanka Hees ee Gobolka Hiiraan.,Waxaana ciidamada ay la waregeeyn degaanka Hees oo hoostaga demada Matabaan
Saraakiisha ciidamada Guutada 5aad ee qeybta 27ad ayaa sheegay in Cidiaamda ay dagaal kula wareegeen degaanka Hees, isla markaana ay burburiyeen saldhigyadii Al-Shabaab ee degankaasi.
Maalmihii la soo dhaafay degaano hoostaga Degmooyinka Matabaan iyo Maxaas ee Gobolka Hiiraan waxaa ka socday Hawlgalo qorsheysan oo ay fulinaayeen Ciidamada Militariga Dawlada Ferderaalka Soomaaliya ee kusugan Gobolkaasi